Calendar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigii la socday oo dib dalka ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaaliya prof Xasan sheekh maxamuud iyo wafdigii la socday oo maalmahaan socdaal shaqo kusoo maray dadalka kenya iyo ugandha ayaa manta din ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka somaaliya.

Madaxweynaha oo ay la socdeen Wasiiro katirsan xakuumada Somaaliya ayaa manta garoonka Muqdisho loogu sameeyay soo dhaweyn aad u baalaran waxaana garoonka kusoo dhaweeyay masuuliyiin kala duwan oo kakala tirsan labada Gole ee dowladda oo si diiran ugu soo dhaweeyay halkaasi

Madaxweynaha oo Socdaal kasuoo maray dalka kenya iyo Ugandhaayaa ka hadlay Xaladaha ee ku suganyihiin Somaalida dalalkaasi ku nool isagoo soo dhaweeyay in Soomaalida Kenya ku nool dib ugu soo noqdaan Somaaliya.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: