Published On: Fri, Jan 18th, 2013

Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawo ka hadli doono Minisota

Share This
Tags

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jooga magalada Minisota ee cariga ee dalka Mareykan-ka.

Xasan Sheekh ayaa la kulmi doono boqolaal kamid ah bulshada Soomaaliya ee halkaas ku nool oo u faahfaahin doono siyaasada dowladiisa cusub ay leehdahay oo doonayso iney dalka ku dhaqdo.

Madaxweynaha, waxa uu caawo ka hadli doona xarunta convention oo ilaa hada sida ay sheegayaan dadka abaabulayo dad kumanaan gaarayo ay doonayaan iney ka qeyb galaan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";