Published On: Thu, Dec 13th, 2012

Man United Oo War Farxad Leh Ka Heshay Vidic

Share This
Tags

Bartamaha - Daafaca adag ee Man United ayaa ku soo laabtay garoomada ka dib makii uu ka soo caafimaaday dhaawacii lugta ahaa ee uu ka sheeganayay iyadoo Sir Alex uu sheegay in uu ka qeyb gali karo kulanka ay la leeyihiin Sanderland .

Laacibkaan reer Serbia ayaa 10-kulan oo horyalka ingiriska ah ciyaaray bilaawgii xilli ciyaareedkii hore sababa la xariira laba dhaawac oo bowdada lugta ah balse haatan diyaar ayuu u yahay in United ka soo muuqdo ka dib sedex bil ah ka dib.

Sir Alex ayaa sheegay in soo laabashada Vidic ay caawineyso awoodda daafaca kooxda oo xilli ciyaareedkaan aad u jilicsan isla markaana shabaqooda ay taabteen goolal badan.

____

Bartamaha

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";