Published On: Tue, Dec 11th, 2012

Maxaad ka ogtahay qiimaha guryaha dadka caanka ah? [SAWIRO]

Share This
Tags

Dadka caanka ah ee dunida ku nool ayaa waxa ay dagan yihiin guryo aad u qaali ah, kuwas oo malaayiin dollar dhismahooda ay ku kacdo.

Jariiradda Fobres ee kazoo baxday wadanka Mareyka-ka ayaa daabacday qaar kamid dadka dunida ugu caansan kuwaas oo heesayaal iyo wariyaal soo saara bandhigyo (SHOWS) caan ah ay ku jiraan.

Liiska waxa ku jira fanaanka da’da yar Justin Bieber oo 18-jir ah kaaas oo gurigiisa gaarayo  10.million oo dollar-ka Mareykan-ka iyo Rihanna oo gurigeeda ka badan yahay 5-million oo dollar.

DAAWO GURYAHA ay dagan yihin iyo lacag uu ku faddhiyo.

Ellen DeGeneres – $14.9 million

Ashton Kutcher – $10.8 million

Justin Bieber – $6 million

Jennifer Aniston $6.5 million

Katy Perry – $2.75 million

Rihanna -  $5.03 million

Britney Spears -  $4.24 million

Leonardo DiCaprio  – $4 million

Oprah Winfrey – $50 million in 2001

ARAGTIDADA KU QOR HOOS

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";