Calendar

Miisaniyadda Sanadka cusub oo baarlamaanka la horgeeyay [SAWIRO]

Kulan ee manta Qaateyn Barlamanka Somaalia oo ay kasoo qeyb galeyn 170-mudane ayaa Xildhibaanada barlamanka somaalia loo qeebiyay waraaqo ku qoran Masaaniyada Dowladda ay  ku shaqeyn doonto sanadka 2013.

Ugu Horeyn Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan oo ka hadlay kulanka ayaaa sheegay in  miisaaniyada  la hordhigay Xildhibaanada ay ka kooban tahay sadax qaybood oo kala ah.

-Qorshaha Siyaasada Maaliyada ee Miisaaniyada2013.
-Faah-Faahinta Miisaaniyada 2013.
-Sharciga Qoondada Maaliyada 2013.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ugu baaqey iney meel mariyaan Qorshaha  Miisaaniyeed oo ay sanadka soo socda ka how gali doonto Xukuumada .

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar ayaaa ku dhawaaqey in xildhibaanadu heystaan Fursad  sadex maalmood ah  ay soo aqristaan miisaaniyada, isla markaana maalinta sabtiga ah dib leesugu soo laabto.

[slidepress gallery='miisaaniyadda-cusub-2013']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: