Calendar

Myspace waa soo noqotay (Mar kale)

Maahan markii ugu horeysey ee ay badalaan ama dib looso saaro laakiin MYSPACE weli ma dhiman oo waxaad moodaa inay wax ku hareen.

Myspace ayaa dib u habayn culus lagu sameeynayaa oo dhowaan soo bixi doonta inkastoo waxyaabo fara badan oo aad ku tiqiin Facebook, Twitter, Instagram, Tumblr, Pinterest, Spotify, Rdio and Google+ aad ku arki doonto laakiin waxay u egtahaty in aad ka heli doontaan.

Daawo vide-gan sharaxaya Myspace-ka cusub. [ Halkan riix si aad uga mid noqoto ]

 

 

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: