Calendar

nabad sugida qaranka oo soo bandhigtay horjooge al shabaab tareedisho.

Sawirka-Mustaf-Xasan-Maxamed-Horjoogihii-Shabaab-Ee-Tareedisho-Oo-Isasoo-Dhiibay

Mustaf Xasan Maxamed oo ahaa Horjoogihii Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab ee deegaanka Tareedisho oo kooxdaasi kasoo fakaday dhowaan islamarkaana isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa xarunta Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayey.

mustaf oo saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in kooxdii uu ka tirsanaa ee al shabaab uu ugu baaqayo inee shacabka u naxaan isla markaana ay isku soo dhibaan ciidamada dowladda.

tan markii ee soo shaqa gashay xukuumadii farmaajo ayaa waxaa soo badanaayay dhalinyarada shabaab oo isku soo dhiibaya ciidamada dowlada xukamadaan hada jirta ayaa martay halkii iyo shaqii ay waday xukuumadii ka horeysay ay jideysay iney ka ii biso hubka dhaliyarada shabaab ee isku soo dhiba iyadow markaasi qorsheeyay iney mishaar siiso.

xafiiska wararka bartamaha muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: