Calendar

Nin fuulay Dhisme aad u dheer Xarig la’aan (VIDEO)

skyGaranmayno sababta ay dadka qaar maalmahaan ay u fuulfuulayaan dhismayaal aad u dhaadheer laakiin ninkani waxa uu sameeyay geesinimo dheeraad ah.

Ninkan ayaa fuulay sarta aadka u dheer ee Stalin (Moscow) isagoo aan wadan ama aysan ku xirnayn wax xargo ah ama amaan ah.

Halkan Ka Daawo

Comments

comments

Category : Soomaalo Blogs.
« »

Comment: