Calendar

Ninka doonaya inuu Obaama bedelo (VIDEO)

Screen shot 2011-09-22 at 12.32.25 AMMadaxweyne Obaama ayaa beryahan dambe uu lambarkiisu hoos usii dhacayaa iyadoo dalka Maraykanka ay ka jirto shaqo la’aan iyo dhaqaalaha adduunka oo hoos usii dhacaya.

Waxaa horay u bilowday tartankii kursiga madaxweynenimada dalka Maraykanka, Xisbiga Jamhuuriga ayaa waxaa isku hardinayaa siyaasiyiin iyo ruug cadaa doonaya iney kursiga ka kacsadaan Obama.

Ninka hadda afka lagu hayo ayaa ah Gudoomiyaha Gobolka Texas Rick Perry, wuxuuna soo saaray videogan aad moodo inuu yahay Filin Action ah oo soo socda.

Daawo

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: