Calendar

Obama oo Africa u balan qaaday Bilaayiin dolar

obamaMadaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday Qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga yurub iyo Wadanka China.

Balse Madaxweynaha Mareykanka ee ka soo jeeda Africa ayaa Qaarada Africa umuujinaya in Mareykanku ay garab taaganyihiin.

“Madaxweyne ahaan ,waxaan caddeenayaa inaan go’aansaday inaan dhig lanoqodo Qarada Africa waliba Xaxiibtinimo guuleesata” ayuu yiri Madaxweyne  Obama.

“Mafiiri neeno kaliya Qeeraadka Africa ee waxaan rabnaa inaan Caawino dhamaan Africa iyo ganacsatada”waxa uu sidaas usheegay madaxweyne Obama 45-Madaxweyne.

Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa calaamadeeyay arinta laxariirta xag jiriinta Qaarada Africa isagoo sheegay in kooxaha kala ah Alshabab iyo Boko haram ay yihiin kuwa ugu Qatarta badan Africa.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: