Calendar

Posterada Filinka “Captain Phillips” Hollywood-ka & Xumaynta Soomaalida

Waxaa lasoo gaaray xilligii Hollywood-ku uu mar kale Soomaalida u tusi lahaa inay yihiin dad waalan oo qorya wata oo foolfoolxun, waa xasuusataan Black Hawk Down.

Horay ayaan idiin tusnay Trailer-kii biririftii filinkii laga sameeyey Burcad badeedii qabsatay kuna guuldaraysatay markabkii Maersk Alabama.

Qisadii dhexmartay kabtankii markabka Kabtan Phillips oo buuggii Philips uu qoray laga sameeyey ayaa la soo saaray poster-ka filinka oo laba nooc ah.

Dhowaan ayaa lasoo saaray Posterada  filinka laakiin taan ka dagaalamayo ayaa ah weji fiican iigama muuqdo filinkan waayo anigoo og sida Holywood-ku uu u shaqeeyo halka ay wax u wadaan waa niman AK47 wata oo aan Ingriis fiican aqoon naxariisina ay ku yar tahay.

Eeg Posterada:

captainphillips-poster-international-full

 

captainphillips-poster-domestic-full

 

Halkan kala soco Filinks Facebook-giisa

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, First Look, Piracy and tagged , , , .
« »

Comment: