Calendar

QM iyo Kenya oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

BARTAMAHA – Xoghayaha guud ee qaramada midoobe Mr  Banki-moon kadib kulan uu laqaatay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in qaramada midoobe ay u balanqaadeeso dowlada Kenya iney kasaacidi doonto ladagaalanka arga-gixisada.

“Inaga iyo dowlada Kenya waxaynu  kawada shaqeyndoonaa Kahortaga argagixisada weerarada ay doonayaan iney kusooqadaan  dalka iyo dadka “ ayuu yiri Mr Ban-kimoon

Mr  Banki-moon  ayaa hadalkiisa kusii daray “waa rajadeyda in madaxweyne Kenyatta hugaamintiisa hagaagsan ,Kenya ay kuraaxeesandoonto barwaaqo iyo nabad ”.

Xoghayuhu wuxuu wal-wal kamuujiyay xaalada amaan ee dalalka South Sudan,Somalia,iyo wadamada haraha dhaca isagoo sheegay in qaramada midoobe arintaa ay eegi doonto.

Kenya ayaa lakulmeesay weeraro joogta ah wixii kadambeeyay markii ciidamadeyda gudaha ay usoo galeen Somalia sanadkii 2011,waxaana ugu dambeeyay weeraradii Al-shabab ay kuqaadeen magaalada Mpeketoni oo ay kudhinteen in kabadan 65 ruux madaxweynaha Kenya uu ku eedeeyay iney kadambeeyaan siyaasiin reer Kenya ah.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: