Calendar

QM oo Canbaaraysay Qaraxii Maanta

qaraxa

BARTAMAHA – Bogga  twitter-ka ee Danjiraha Qramada Midowe ufadhiya Somalia Nick Kay ayaa waxaa lagu sidan” Weerar kalle o oar xan dara ah ayaa kadhacay meel udhow dhismaha baarlamaanka ,waan cambaareenayaa weerarkaasi si xoogan.hadafkeena ah inaan caawino Somalia si ay udhisto nabad wali waa mid xoogan.”

Neil Wigan oo ah uqaabilsanaha Britain ee Somalia  ayaa sheegay in weerarkani uu xoojinayo Go’aanka ah xoojinta dhanka amaanka Somalia.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: