Calendar

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo maanta muqdisho kusoo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kadib markii uu safaro kusoo maray dalal ka tirsan caalamka.
Ra’isul wasaaraha jamhuuriyada dalka Saacid ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay xubno kamid ah labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar kamid ah shacabka reer Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa soo dhaweyntiisii kadib Garoonka Muqdisho ku qabtay shirjaraa’id oo uu ku faah-faahiyay heshiisyo Dowladda Soomaaliya ay la gashay Bankiga Islaamka Aduunka iyo Dowladda Yemen.

Siakastaba Safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tgay dalalka caalamka ayaa sidoo kale waxa sheegay in Dowlada Yemen ay lasoo galeen heshiis ku aadan wada shaqeyn dhexmarta Dowladda Soomaaliya iyo Yemen.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Hot Now, Wararka Maanta.
« »

Comment: