Calendar

Raysul wasaaraha Somalia oo galabta u dhoofay Dalka Equatorial Guinea

BARTAMAHA – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa Galabta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde,waxuuna Dalka  Equatorial Guinea oga qeyb gali doonaa Shir Ururka Midowga Afrika halkaa oga Furmi doona.

Ra’iisul wasaare C/wali oo Shir jiraa’id ku qabtay garoonka Diyaarataha ayaa ka hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha ka jira Gobolada Dalka qaar kood iyo sidoo kale Heshiiskii ay Dowladda Soomaaliya ku dhameysay Siyaasadii ka taagneeyd Gobolada Koofur Galbeed Soomaalia oo ay Dowladdu Aqoonsatay Maamulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed.

C/wali Sh Axmed ayaa ku baaqay in la gargaaro Dadka ay Macaluusha iyo Abaaruhu ay ku haystaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: