Calendar

Ronaldo: “Ma Dabaal Degayo Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Man United”

Cristiano y Pepe acuden a ver el partido de baloncesto entre el R.Madrid y Valencia BasketIlo wareedyo si weyn ugu dhaw laacibka Cristiano Ronaldo ayaa sheegaya in laacibka uusan dabaal dagi doon in hadii gool uu dhaliyo kulanka Man United la leeyihiin ee qeybta ka ah wareega 16-aad ee Champion-ka .

War midkaan u dhaw waxa uu ka soo yeeray tababaraha United Sir Alex oo sheegay in taageerayaasha United sugi la yihiin in ay arkaan Ronaldo ayan ku soo dhaweyn doonaan boorar lagu xardhay magaciisa
Ronaldo ayaa 6-sano ku qaatay garoonka United ka dib waxa uu u soo wareegay Real Madrid oo haatan uu ku sii noqday xidig laba jibaaran .
” Ma dabaal degayo hadaan gool kaga naxsado kooxdeydii hore United , mana dareemi doono farxad sidaa u sii weyn”ayuu ka yiri wargeyska AS ee ka soo baxa dalka Spain .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: