read more »">
Calendar

RW Soomaaliya oo Madaxa hoos u rogtay markuu salaamayey RW Itoobiya

somali pm bow

Sawirku wuxuu u dhigmaa Kun erey ayaa horay loo yiri haddaba sawirkan maxaa kaaga muqda? Raiisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmaya Raiisal Wasaaraha Itoobiya.

Isgacan qaadkan ama salaantan ayaa Raiisal Wasaaraheennu uu muujinayaa tabar la’aan waxaana mooddaa inuu salaamayo nin isaga madax u ah ama Boqorkiisa. Talo yara oo kusocota Raiisal Wasaaraheenna:

Mudane wajigaaga kor u qaad hana u sujuudin cidna weligaa marka aad madax kula siman ama kaa hooseysaba aad salaamaysid, cidina kaama sarayso waxaad tahay Soomaali aan gaban, ogsoonowna waxaad matalaysa ummada Soomaaliyeed gebi ahaan.

Hoos ka akhriso Tweet-ka uu raaciyey Raiisal Wasaaruhu.

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Photos.
« »

Comment: