Calendar

Saado Cali oo Biladsharaf la gudoonsiiyey (Sawiro)

254995_10150635008155181_529715180_19027152_6948189_nSaado cali oo ah fanaanad Qaran mudo 35 sano ahna soo waday fanka iyo waxaa habeenkii sabtidii xaflad weyn loogu qabtay magaalada Toronto, halkaas oo lagu siiyey (Lifetime Achievement Award) oo la gudoonsiiyey Giiraan dahaba.

waxaa habeenkan qiimaha leh isku soo duba riday urur ka Somali Refugee Awareness Project oo ah urur u taagan taageerida qaxootiga Soomaaliyeed oo Saado wax badan ka caawiday waxay abaal uga dhigeen in ay xusaan qiimaha iyo quwada ay saado soo gelisay fanka iyo weliba in ay si cad isugu taagto wixii xaqdaro ah oo ay cod siiso masaakiinta iyo dadka dulmiga laga gelayo.

Saado waxay xooga saartaa dhisma qaranimo iyo soo calinta Soomaalinimo waa fanaanda aan la biqin dareenkeed fikir oo nin kii qaldan si cad ugu sheegta wuxuu ku qaldan yahay weli Saado kama fadhiisan fanka oo waxay hada u diyaar garoobaysaa bandhig faneed ay ku soo marayso wadamo badan oo ah dhulka Soomaalidu degto safarkaas oo bilaabmayaa June kala badhkeeda wixii faahfaahin ah waxaan idiin ku soo dhejin doonaa www.Bartamaha.com.

254444_10150635009485181_529715180_19027186_883771_n249566_10150635008000181_529715180_19027148_7613148_n248207_10150635009140181_529715180_19027178_5870106_n254232_10150635008315181_529715180_19027156_8351808_n248399_10150635008970181_529715180_19027172_4920721_n248485_10150635011085181_529715180_19027235_2900881_n249466_10150635010880181_529715180_19027228_7539437_n249440_10150635009985181_529715180_19027200_6965185_n248720_10150635011220181_529715180_19027239_7584060_n249488_10150635009630181_529715180_19027190_7731387_n

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Canada [Diaspora], Madadaalo | Entertainment, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: