Calendar

Safaarada Somalia ee Belguim oo la Dayactirayo

Safiirka Dowladda Federaalka Somalia u fadhiya magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub ee dalka Beljamka (Belgium), Cali Siciid Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qorbejoog Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka Ingriiska iyo Holland.

Daawo Sawirada

This slideshow requires JavaScript.

Labada dhinac ayaa ka wada xaajooday sidii dayactir loogu sameyn lahaa dhismaha safaaradda oo muddo dheer aan wax dayactir ah lagu sameyn, Safaaradda ayaa waxaa haatan ka muuqda burbur.

Danjiraha ayaa u mahadnaqay qurbejoogtaan is xilqaantay.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Diaspora, Photos.
« »

Comment: