Published On: Sat, Sep 8th, 2012

Sagaal Ruux oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanadii Horey Loogu Diiday Baarlamaanka oo Goordhow Si Rasmi ah Loogu Ogolaaday

Share This
Tags

brlmWaxaa goordhow xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho loo ogolaaday inay galaan sagaal xildhibaan oo ka mid ahaa raggii horey loogu diiday ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya. Waxayna isugu jiraan 7 rag iyo 2 dumar ah.
Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goordhow sheegay in sagaalka xildhibaan loo fasaxay inay ka mid noqdaan si buuxda xubnaha baarlamaanka Soomaaliya loona sameyn doono aqoonsiga xildhibaanimo.
Magacyada sagaalka xubnood dib ayaan ka soo gudbin doonaa.
Dhanka kale waxaa hadda dib u bilawday khudbadihii wareegii labaad ee musharaxiinta u tartameysa jagada madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo saaka ay hadleen illaa shan musharax halka 10 kalana ay harsan yihiin.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";