Calendar

Sawir: Gabar Soomaaliyeed oo joogta sanadka 1979

Quruxda Dumarkeena ayaa lagusoo koobi karin boggan kaliya laakiin waxaa horay loo yiri Ishaa Macallin ah waana sababta aan idiin soo bandhigayno sawirkan amaanta dheeraadka ah leh.

Horaa loo yiri sawirku wuxuu u dhigmaa 1000 erey. Ka daalaco hoos sawirkan quruxda badan oo ah Gabar Soomaaliyeed oo joogta sanadka 1979.

Labiska, Kuusha iyo Timaha siday isu ammaanayaan midba midka kale ayaad ka heli doontaa.

Hoos ku qora fikirkiina.

somali woman 1979 copy

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Old Somalia, Photos.
« »

Comment: