Calendar

Sawirka Amiin: Wasiirada Cusub vs Ciyaalkii dagaalka kadib dhashay

Amiin Caamir oo noqday afka kaliya ee runta ka sheega dhinacyada kala duwan ee siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta sawirkiisii ugu dambeeyay indhahayaga soo qabtay.

Sawirkan maxaad is leedahay wuu ka turjumayaa, mase u egtahay sida uu Amiin Caamir u cabiray marxaladda taagan ee ku wajahan Wasiirada Cusub.

Haddaba sawirkan maxaad ka fahamteen dadweynoow?

amin arts

Comments

comments

Category : Photos.
« »

Comment: