Published On: Tue, Dec 4th, 2012

[ SAWIRO ] Dhaawaca Taliyaha ciidamada Wadooyinka oo la daawaynayo

Share This
Tags

Taliyaha ciidamada amaanka wadooyinka ayaa saakay dhaawac soo gaarey  xilli ay isku dayay inuu isbaaro ka qaado degmada Waabari ee magalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidamada wadooyinka Cali Xirsi “Cali Gaab” oo la hadlay saxafada ayaa sheegay iney xaaladiisa caafimaad ay iminka ay wanagsan tahay.

Dhaqaatiirta dawaynaysa ayaa sheegtey in dhaawaca kazoo gaarey taliyaha lugta midig isla markaane uu yahay mid uu ka bogsan karo dhawaan ayna ka dhaaweeyen.

SAWIRO

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";