Calendar

[VIDEO + SAWIRO] Kulanka Madaxwenayaasha Soomaaliya iyo Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmey dhigiisa Kenya Mwai Kibaki xilli uu safar ku yimid magalada Nairobi.

Labada madaxweyne ayaa ka wada hadley xiriirka labada dal, amaanka iyo qaxootiga Soomaalida ee Kenya ku nool.

Kulankooda ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhowr ah [HALKAN KA AKHRISO]

VIDEO:

SAWIRO

[slidepress gallery='kulanka-madaxwenayaasha-soomaaliya-iyo-kenya']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Hot Now, KENYA, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: