Calendar

[SAWIRO] Madaxweynaha Soomaaliya oo jooga Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiisi joogay magalada Nairobi ayaa saakay u ambabaxay magalada Kampala ee wadanka Uganda.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safarkiisa Uganda waxa uu ka danbeyay markii dhigiisa Uganda Yuweri Musavani u casuumada usoo direy.

Madaxda labada dal ayaa ka wada hadli doono xiriirka labada dal gaar ahaan Amaanka iyo ganacsiga oo ah mid labada wadan ay si weyn iskugu xeran yihiin.

Waxa la filayaa in Xasan Sheekh iyo Yuwari Musavani ay ka wada hadli doonaan sidi ciidamo rasmi ah loogu dhisi lahaa Soomaaliya.

SAWIRO

[slidepress gallery='madaxweynaha-soomaaliya-oo-jooga-uganda']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured.
« »

Comment: