Published On: Sun, Jan 6th, 2013

[SAWIRO] Shir ku saabsan dardar galinta howshaha garoonka Aadan Cadde oo ka dhacay Muqdisho

Share This
Tags

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen madaxda sarsare ee wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta, madaxda garoonka Aadan Cadde ayaa waxa looga hadlay sidii loo tayeeyn lahaa howlaha uu u qabto garoonka macaamiisha kasoo degta.

Maareeyaha hay’adda Duulista iyo Saadaasha hawada Cali Maxamuud Ibraahim “Cali Madoobe” oo kulanka ka hadlay waxa uu xusay sida loogu baahay in garoonka loogu dhameystiro agabyada kala duwan ee u baahan yahay kuwaas oo qaar badan aysen owlin.

wasiirka Howlaha guud iyo guryeeynta Muxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa sheegay in garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ay ku sameyn doonaan hormarin caalami ah, taas usheegay iney qeyb ka tahay howsha loo idmaday in wasaradiisa ay kasoo baxdo.

Garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ayaa waxa maalin walba kasoo degta diyaarado gaarayo tobaneyo, kuwaas oo wada dadweyne kala duwan oo dacalada aduunyada ka yimaaday kuwaas oo dib ugu soo laabanaya magalada Muqdisho, markii ay dib ugu soo laabatey xasiloonida.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";