Calendar

Sheekadii Hurre Walanwal & Cambaro

hurre bigHalkan waxaanu idiinku haynaa sheeko taxane ahayd oo dad badani ay naga dalbadeen inaan web-ka idiin soo galino. Sheekadani waxay ku saabsan tahay Hurre Walanwal iyo Cambaro, waxaana ka sheekaynaya Yuusuf Shaacir oo si fiican usoo ururiyay gabayadii dhexmaray Hurre & Cambaro.

Halkan ka daawada sheekadii oo saddex qeyb ah.

Comments

comments

Category : Gabayada [ POETRY ], VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: