SHEEKO WAALAN:- Gabar dhibaato xoog leh u geysatey Saaxiibkeedii hore [ SABABTA ]

Share This
Tags

Gacaliso hore ee NAARTA aheed – Saaxiibkeedii hore ayay wacaysay Boqolaal jeer

Gabar lagu magacaabo Elizabeth Segundo McClain ayaa lagu dacweynayaa sidii adkeed ee ula dhaqantey saaxiibkeedii hore.

Bilooyin ayay maalin walba ay soo wacaysay boqolaal jeer iyadoona ugu danbeyntii gaari marsiisay hooyada saaxiibkeedii hore.

Elizabeth oo 22-jir ah ayaa hada lagu amrey ineysan ka agdhawaan Karin saaxiibkeedii hore oo u jirsato in ka badan 200 oo yard iyadoona lagala soconayo GPS.

McClain iyo Saaxiibkeeda ay isku soo noq-noqonayeen muddo saddex sano markasta oo kala tagaan ayaa ugu danbeyntii si aan soo noqosho laheen u kala tageen bishii September iyadoona wiilka oo 25 jir ah uu ka codsaday ineysan mardanbe la soo xiriirin, balse gabadha ayaa soo wacaysay maalin walba.

Maalin, maalmaha kamid aheed ayay soo wacday 750-jeer iyadoona si ku cel-celin ah ugu soo direysay fariin qoraaleed, waxana ay ugu hanjabaysay iney waxyeeleen doonto isaga iyo qoyskiisa.

Wiilka ayaa isku dayay inuu xanibo wicitaanadeeda, iskana badalo numberkeeda balse waxa ay helaysay number walba uuqaato, waxana uu dhowr jeer uu dacwad geeyay Booliska.

Bishii lasoo dhaafay ee November, 26-dii ayaa markii ay usoo dirty 50-fariin qoraaleed oo maran, McClain waxa ay ku wargalisay iney gaariga ku dhufatey hooyadiisa, kadiba soo raacisay qoraal kale oo ku dhahayso “Waa side nolosha, LOL”

Hooyada ayaa hada waxa ay ku jirtaa qolka hospital-ka ee xaaladadaha adag, waxana ka jajabay dhowr lafood iyadoona dhaawacyo khatar ahna ay gaareen.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";