Calendar

Shir looga hadlayo ammaanka Puntland oo ka furmay magaalada Garoowe

khaliif_ciise-300x216Garoowe, Xarunta dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta uu ka furmay shir looga hadlayo amniga gobolladaas xilli halkaas ay ka dhaceen rabshado keenay in la baajiyo doorashooyinka dawladaha hoose.

Waxaana shirkan furay wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo sheegay in adkaynta amnigu ay tahay masuuliyad saaran xukuumada shacabkana looga baahanyahay inay kaalintooda qaataan.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire ayaa isna shirkaas hadal ka jeediyay isagoo sheegay inay muhiim tahay in Puntland amnigeeda la adkeeyo iyadoo loo marayo is afgarash dhex marta mujtamaca.

Shirkan oo saddex maalmood socon ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay’addda UNDP.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: