Calendar

Shirkadaha ka qeyb qaadanayo dib u dhiska Muqdisho oo lagu dhawaqay

Maamulka gobalka banaadir ayaa ku dhawaaqey tirada saxda ah ee Shirkadaha ka qeyb Qaadan doono dib u dhiska bilicda Guud ahaan Gobalka Banaadir.

Gudoomiayah Gobalka Banadir  Max.uud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlay Munaasabad gudaha gobalka banaadir lagu qabtay ayaa waxa uu sheegay Tirada saxda ah shirkadaha ka qeyb qaadan doona dib u haajinta Bilicda Gobalka Banaadir oo uu ku sheegay 66 shirkadood.

Gudoomiyaha ayaa ugu danbeyn u digay in ee la xisaabtami doonaan shirkadii si qaldan u qabatay howlaha lo xilsaaray Islamarkaana maamulka Gobalka Banaadir ee kaga go’antahey sidii dib loo celin lahaa Bilicdii gobalka Banaadir.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured.
« »

Comment: