Calendar

Tababare Wenger oo hoos ula hadlaya Gustavo, Asagoona dul dhigayna 10million si uula soo wareego

Tababaraha kooxda Arsenal oo cadeeyay in ciyaaryahanka Bayern Munich Luiz Gostavo uu usoo wareegi doono kooxdiisa bisha January ka dib marka uu furmo suuqa kala iibsigu, ka dib markii uu miiska dul saaray 10million pound.

Ciyaaryahankan oo usoo wareegay kooxdiisa Bayern Munchen sanadkii 2011, kaaso kazoo waregay kooxda hofenhaim lacag dhan 12 million,kaaso ka dhisay kooxdiisa xaga difaa iyo dhex ahaaneedba.

Dhinaca kalena waxay cadaysay saxaafada Sunday Mirror,doonista ciyaaryahankan inuu usoo wareego kooxda Arsenal sababtoo ah isagoon jaanisyo badan ka helin kooxdiisa xilli ciyaareedkan.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ].
« »

Comment: