Published On: Tue, Dec 4th, 2012

Taliska booliska oo ka hadlay dhaawaca taliyaha ciidamada wadooyinka

Share This
Tags

Taliska ciidamada Booliska ayaa ka hadlay dhaawac soo gaarey taliyaha ciidamada wadooyinka markii saakay shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Taliyaha hogaanka dambi baarista CID ahna afhayeenka Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed General C/laahi Xasan Bariise oo saxafada kula hadlay isbitaalka Daaru-Shifa uu ku jiro Taliyaha ciidamada wadooyinka ayaa waxa uu sheegay iney dhaawaca u ka dhashey markii shaqaaqo yar ka dhalatey isbaaro laga qaadayay degmada Waabari.

Taliyaha Ciidamada wadooyinka Cali Xirsi “Cali Gaab” ayaa hada xaaladiisa ay wanaagsan tahay isagoona saxafada lahadlayna waxa uu sheegay inuu ku dhaawacmay isagoo u shaqeynayo dalkiisa, taasna uu u dhaartey markii uu ciidamada ku biirayay sida uu hadalka u dhigay.

Magalada Muqdisho ayaa waxa socda howl-galo lagu baabi’inayo isbaarooyinka lacagaha sharci darada looga qaato gawaarida dadweynaha, mararka qaarna dhibaato loogu geysto.

ARAGTIDADA HOOS KA DHIIBO

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";