Calendar

The next genetration somali Documentary

hassan with camera2Filma kan waxaa soo saaray sameeyeyna Hasan Ashkir oo ku nool wadakan Norway wuxuu film  ka hadalaya nolosha Somalida gebi ahaan iyo gaar ahaan tan Reer Yurub, waana wado uu ku tusayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee farahabadan kuna kortay qurbaha siday nolashooda uga duwi lahaayeen tii waalidkood iyagoo ka qadanaya qaybta fiican wuxuu aad xooga u saarayaa qiimaha Qaysku leeyahay iyo sida lagu heli qoys fiican oo wax ku soo kordhiya Bulshada. Qaybta Kowaad Qaybta Labaad Qaybta Sadexaad Qaybta Afraad

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Documentary Films, UK & Europe, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: