Calendar

Trailer-ka Filinka cusub Mandela ayaa lagusoo daray Knaan

Trailerka Filinka cusub ee Mandela: Long Walk To Freedom ayaa waxaa ku jira heesta Knaan ee Waving Flag. Filinkan ayaa ah mid si fiican loo duubay oo kharash fiican uu ku baxay ahna filin aad loo wada sugayo. Wuxuu filinkan ku saabsan yahay buug laga qoray Nelson Mandela oo isla magaca filinka wata, wuxuuna ku saabsan yahay nolosha Mandela Ciyaalnimadiisii ilaa laga xiray. Daawo:

Heesta Knaan Daawo:

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : First Look, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: