Published On: Fri, Dec 7th, 2012

Turkey: Waa in la furaa sunduuq lagu taagerayo ciidamada aamaanka

Share This
Tags

Dowlada Turkey ayaa ku baaqday in la taagero ciidamada amaanka Soomaaliya, xilli ay joogaan Turkey-ga wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya.

Turkey-ga ayaa ku baaqday in la furo sanduuq lacago loogu shubayo ciidamada amaanka si ay dib ugu hantaan amaanka Soomaaliya oo 20-sano ay ka jiren dagaalo sokeeye.

Soomaaliya iyo turkey-ga ayaa gaalay heshiis dhinac yo badan taabannaya oo amaanka ay ugu horeysay taas oo ay magalada Ankara ay ku kala saxiixdeen wasiirada gaashaandhiga ee labada wadan.

Turkey-ga ayaa sheegtey iney horey u taagereysay dib u dhiska Soomaaliya iyo gaar ahaan ciidamada amaanka oo sheegtey iney tababarada iyo dhaqaalaha ay ka taagerayeen.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jooga wadanka Turkey-ga halkaas uu kulamo kula yeeshay madaxda sarsare ee wadankaas oo xiriirka  labada wadan ay ka wada hadleen, kalana saxiixdeen heshiisyo dhowr ah.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";