Published On: Mon, Jan 28th, 2013

United Oo Qanadaraas Cusus Siineysa Michael Carrick.

Share This
Tags

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kooxda United ay dadaal kama dambeys  ah ay ugu jirto in hishiis cusub la galaan xidiga hishiiskiisu sii dhamanayo ee Michael Carrick.

Sir Alex ayaa u arka Michael Carrick in uu mudan yahay in qanadaraas cusub lala galo maadaama heer ciyareedkiisu uu aad u wacan yahay ayna ka go`an tahay in uu nafta u huro kooxda man United.

Ilo wareedyada ayaa sheegaya in United qorsheyneyso in laacibnkaan uu kooxda la sii joogo illaa iyo xilli ciyaareedka 2014/2015-ka , waxaa uuna laacibkaa United sanadkii 2006-ga United uu uga yimid kooxda Tottenham.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";