Calendar

Video: Afduubkii Xamar

Barnaamij laga sameeyey weriyeyaashii labada ahaa (Nigel Brennan- Australia iyo Amanda Lindhout – Canada) ayaa ka faaloonaya sidii loo afduubay iyo dhacdadaooda “Saxda ah”. Daawada barnaamijkan, sida loo sameeyey ma idin qanciyey mise waa video kale oo Soomaalida lagu tilmaamayo inay yihiin dad wuxuush ah.


 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : VIDEOS, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: