Calendar

VIDEO: Duqa Magaalada Muqdisho Sarreeye Guuto Muungaab oo xilka la wareegay sheegayna in Ha’adaha Amnigu ay isaga qura ka Amar qaadan doonaan

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa waxa uu maanta xilka ku wareejiyey Guddoomiyaha cusub ahna Duqa magaalada  Sarreeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).

Guddoomiyaha cusub ayaa sheegay in ahmiyadda ugu ballaran uu siin doono Amaanka Caasimadda, wuxuuna kaloo ku daray in hayadaha ammaanka magaalada Xamar ay isaga ka amar qaataan wixii hadda laga bilaabo.

Daawo

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : VIDEOS.
« »

Comment: