VIDEO: Masaajid la dumin rabay, Wadaad kale oo ku saxiixan Warqadda Duminta (Waraysi & Caddayn)
Bartamaha — Sida aad kala socoteen Bartamaha, Arrintii Masjid Salaama oo aan u malaynaynay inay dhamaatay kadib markii qaadiga maxkamaddu uu u amray in maamulka Masjid Salaama ay sii deganaan doonaan (Halkan ka daawo wixii maalintaas maxkamadda dhexdeeda ka dhacay iyo siday ku dhamaatay) ayaa waxaa haddana timid fal kale oo aan meesha laga filayn.
Maalin dhoweyd ayaa waxaa Maxamed Xasan iyo dad la socday ay yimaadeen dhulka Masjidku ku yaalay iyagoo wata warqad ay kasoo samaysteen Franklin County (ka fiiri warqadda hoos), warqaddan oo ah warqad u fasaxaysa inay dumiyaan dhismaha Masjidka.
Haddaba waxaan waraystay Cabdicasiis Diiriye oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama oo aan weydiiyay suaalo ay ka mid yihiin warqadda duminta (demolition Permit) ee uu Maxamed keenay meesha faahfaahin naga sii iyo lambarada ku qoran.
Daawo:
Warqadda Duminta Masjidka oo uu la yimid Maxamed Xasan
Hoos ka arag warqad kale oo lagu joojiyay duminta Masjidka:


























[...] Bartamaha (Ohio) — Waxaa maalintii jimcaha oo bishu ahayd 20 Nofeembar mar kale maxkamada wada tagay labadii dhinac ee dacwadu ay u socotay (Masjid Salaama vs Maxamed Xasan), haddaba waxaan waraysanay Cabdicasiis Diiriye oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama oo aan horay u waraysanay. [...]
where is the other side on this story….what a bias bullcrap you got here.
nimakaan ibliis ayaa u qayyilay, nin carab ah iyo nin eritrean yahuud freemason ah
dowlada sacuudiga iyo Rand corporation ayaa caqeedada u qorta. Rand corporation sida ay u amaanayso Rabeec al-madhkhali soo akhriso.
maska miciyyaha ayaa laga saaraa, islaamkana jihaadka.
nimankan budhism weeyee ee islam ma ah ha.
mahadma qaandhi ayey isku caqiido yihiin. waa pacifist to the fullest.
against all humen logic, “let your family get rape by kuffaar and don’t raise finger”
and if you do you are khawaarij. apply this to your relative, neighbor, country, ummah.
waxan niman ma hee dumarka xinnaha ha la marsadaan.
history is on the side of those who carry weapons.
nabi maxamed ayaa 7 safood lahaa.
marakaa sheekada
daawo xasaan halkan
maxmadeey sxb wan kusalamay I’m really fascinated by ur opinion the new salafis are just a bomb among the muslims,the majority are just innocent and ignorant who are trying their best but they are segregating the ummah, I always wonder these things are absic u dont have to have big knowledge, to be a muslim, the ummah should be safe from ur tongue, and hand, but to make the insult of the ulama and muslims ur daily job , that is what i have never seen in the islam. let alone to claim a salafi its really cotradicting!!!