VIDEO: Safaaraddii hore ee Ingriiska Xamar yaa degan maanta

Posted on Dec 10 2012 - 5:00am by Chief Editor

Sidaan la wada socono Dalka ingriiska ayaa dib uga furanaya Safaaradooda Magaalada Xamar, Inkastoo aynaan la socon goobta ay ka furan doonaan laakiin Safaaraddii hore ee Ingriiska ee Muqdisho ku taalay xaalkeedu waa sidee? ma reer baa degan mise Dukaamaa laga samaystay? bal aynu fiirsano Safaaraddii Ingriiska iyo xaalkeeda.

Daawo [ Video: AFP ]