Published On: Mon, Dec 10th, 2012

VIDEO: Xildhibaan Prof. Axmed Samatar oo African Voices (CNN) laga waraystay

Share This
Tags

Professor Axmed Ismaaciil Samatar MP, ayaa lagu waraystay Barnaamijka African Voices ee TVga CNN International. Waraysigan ayaa Prof. Axmed uu uga waramay Safarkiisii uu Soomaaliya ku tagay, wuxuuna si halaasi ah uga hadlay Soomaaliya iyo isbedelka maanta.

Waa Waraysi muhiim ah, halkan ka daawo.

Muuqaalkan kale (Hoos) ayaa Prof. Axmed uu uga hadlayaa Muhiimadda Waxbarashada.

Muuqaalkan kalena Prof. Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu uga hadlayaa Soomaalida Minnesota iyo Jaceylka uu u qabo Minnesota.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";