Calendar

Waa Maxay Soomaalo? (VIDEO)

waa maxay soomaalohttp://soomaalo.com/ waa Website-ka ay dhallinyarada Soomaaliyeed isku weydaarsadaan Fikradahooda.

Soomaalo.com waxaad kusoo daabacan kartaa Sheekooyinkaaga, Maqaaladaada, Muuqaalo IWM. Waxaana la wadaagi kartaa Dhallinta Soomaaliyeed ee Dunida ku nool.
Soomaalo.com ku biiritaankeeda wax yar ayay kugu qaaadanaysaa. Markaad ka mid noqoto Soomaalo.com waxaad yeelanaysaa Bog kuu gaar ah ama BLOG, Waxaana ku daabacan kartaa Qoraaladaada, Maqaaladaada, Sawiro, Xaflado IWM.

http://soomaalo.com/ – Waa Bogaaga, Waa Noloshaada, Fikradaada ku dhiibo oo Maskaxdaada Kobci.

Comments

comments

Category : Soomaalo Blogs, VIDEOS, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: