WAR DEG-DEG:- la heystihii Faransiiska oo la diley

Posted on Jan 12 2013 - 12:12pm by Editor

Warbaahinta Wadanka Faransiiska ayaa soo tabisay in weerar lagu doonayay in lagu soo furto sarkaal sirdoonka Faransiiska u shaqeyn jirey uu fashil kuso dhamaaday.

Sarkaalka oo lagu magacaabi jirey Denis Allex ayaa dhintey intii uu socday weerarka lagu doonayay in lagu soo furto.

Sidoo kale, ugu yaraan mid ama in kabadan oo askarta kumaandooska Faransiiska ayaa iyagane dhinteen.

Warar faahfaahsan, dhawaan naga fila, inshalah!