Published On: Tue, Dec 11th, 2012

WAR DEG-DEG:- Qarax ka dhacay Jowhar

Share This
Tags

Wararka aan ka helayno magalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax ka dhacay magalada xilli fiidnimadii caawo ah.

Qaraxa ayaa lala eegtey Xarunta Dalxiiska ee Xaafada Hantiwadaag halkaas oo dagan yihiin saraakiisha ciidamada military-ga ee dhawaan qabsaday magalada Jowhar.

Ciidamada dowlada ee halkaasi ku sugan ayaa rasaas furey, taas oo la aqoon halka ay la eeganayeen.

Inta la ogyahay wiil yar oo arday ahaa ayaa dhaawac fudud u soo gaaray kaas oo iminka lala tacalayo, iyadoona ilaa hada ay kooban tahay wararka qasaaraha ee soo baxayo.

Ciidamada nabad sugida dowlada Soomaaliya oo shalayto gaaray magalada Jowhar ayaa saakay ka bilaabay howlgalo baaritaano ah taas ookusoo qabqabanayeen dad lala xiriirinayay iney xiriir laleehyihiin kooxda Al Shabaab.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idinla soo socodsiin doonna, inshalah!

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";