Published On: Fri, Dec 7th, 2012

WAR DEG DEG:- Qarax ka dhacay Masjidka Al Hidaaya ee Xaafadda Islii [ VIDEO ]

Share This
Tags

Wararka aan ka helayno xaafadda Islii ee magalada Nairobi ayaa sheegaya in hada uu ka dhacay qarax lala eegtey Masjidk Al Hidaaya.

Qaraxa markii uu dhacayay waxa masjidka ku sugnaa xildhibaanka Xaafadda Islii Yuusuf Xasan oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu qaraaxa ku dhaawacmay.

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga doortey degmada Kama-kunji oo Islii-na ay ka mid tahay, ayaa masjidka ka qudbeeyay markii salaada cishaha la tukaday.

Tiradda rasmiga ee dadka wax ku noqday ayaa la cadeyn Karin iyadoona ay dadka bilaabeyn iney kala caararaan oo xaafaddaha ay kala aadan iyadoona dadkii wax ay gaareeyn loola orday isbitaladda.

Warar dheraad ah dhawaan filo, inshalah

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";