Calendar

WAR DEG-DEG:- Qaraxyo ka dhacay Islii

Qaraxyo is xig-xigey ayaa ka dhacay xaafadda Islii ee magalada Nairobi oo Soomaalida ay degto.

Ilaa 3-dex qarax ayaa ka dhacday wada Mutarina kaas oo lala eegtey dhowr meel oo kala duwan sida ay sheegayan warar kala duwan oo helayno.

Ilaa hada qasaara dhab ah oo la sheegi karo ma jirto balse dhowr qof oo dhaawacyo ayaa la xaqiijiyey iney jiraan.

Sida wararka aan ku helayno qaraxyada ayaa lala eegtey Meel Baar ah oo dhinaca Juju Road, iyadoona ay sheegayaan warar kale oo helayno in guri ku dhaw Masjidka Al Hidaya oo horey loo qarxiyey qaraxa lala eegtey.

Warar dheeraad ah iyo Muuqaal daqiiqado kadib ayaan idin soo gudbin doonna, Inshalah

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: