Calendar

WAR DEG-DEG: Qaraxyo Lala eegtey Masjid ku yaala Islii

Bartamaha — Labo qarax oo is xiga xiga ayaa ka dhacey Agagarka masjidka Al-amiin ee Xaafada isla,waxa ayna wararka aan haleyno sheegayaan in ee ku dhawacmeyn labo ruux oo mid kamid ah tahey gabar somaali ah oo wadada mareysay .

Qaraxan oo sida la sheegay ahaa Bam gacmed ayaa kusoo beegmay xili Masaajidka laga soo salaada Cishaha
xaalada goobta qaraxa ka dhacey ayaa ah mid kacsan waxaana lagu soo wramayaan in ay tageyn Ciidamada Booliska Kenya .
xaafada islii ayaa maalmahan danbe waxa saa’id ugu soo badanayo qaraxyada ,iyadoo dowlada kenya sheegay in qraxyadaasi ku danbeeyaan Koox tageersan ururka Alshabaab Islamarkaana ay Qaxootiga Somaalida ee ku nool kenya loo celin doono Xirada Qaxootiga Dhadhaab .

Warar dheeraad, dhawaan naga filo, Inshalah!

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: