Published On: Thu, Dec 6th, 2012

WAR DEG-DEG:- Rabshado ka dhacayo Hargeysa

Share This
Tags

Qalalaaso ayaa ka bilowday magalada Hargeysa ee xarunta Somaliland markii laagu dhawaaqay sida looga kala guureystey kuraasta golaha deegaanka magalad Hargeysa.

Booliska ayaa waxa ay isku dhaceen dad isku soo baxay oo kaso horjeeday natiijadda, xaafadda Axmed Dhagax waxana askarta ay isticmaaleen rasaas nool-nool si ay dadka u kalaa eryaan.

Waxa la soosheegayaa iney jiraan qasaro ka dhashey rasaastaas iyadona uu wiil yar oo 8-jir ah uu dhaawacmay halka 2-qof kalane la sheegayo iney dhaawacmeen.

Dadka ayaa dhagaan ku tuuraya askarta, waxana rasaasta laga maqlayaa guud ahaan Hargeysa sida ay ku waramayan dadka deegaanka oo la hadalnay.

Ganacsiga iyo nolosha kale ee Magalada Hargeysa ayaa kala xir-xirantey, waxana dadka intooda badan ay u ordayaan xaafadahhooda iyaadoona dad kalane ay wadooyinka joogaan iyagoona kala taageersan xisbiyadda qaarna ay rabshadaha ay ka qeyb qaadanayaan.

Wixii ku soo kordha waan idinla soo socodsiin doonna, Inshalah!

 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";