Calendar

WAR DEG-DEG: Taliyaha ciidamada wadooyinka oo la geeyay isbitaal

Taliyaha ciidamada wadooyinka ayaa loola cararay isbitaalka Daaru-Shifa ee magalada Muqdisho markii dhaawac uu kazoo gaarey lugta midig.

Cali Cabdi Barre “Cali Gaab” oo ah taliyaha ciidamada wadooyinka ayaa la aqoon sida uu dhaawaca kusoo gaarey iyadoona in dhaawaca soo gaaray taliyaha uusan ahen mid khatar galinayo noloshiisa.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dhaawaca u u geystey Cali Gaab askari ka tirsan dowlada markii uu yimid khilaaf.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: