Calendar

Wargelin #36 – Maxaa lagu gartaa Somalia, Qaraxyadii Kampala, Muhiimadda Towxiidka, Gabar Haloo Doono in yar oo gaar ah & siyaado

wargelin 36Bartamaha —  Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay qeybo kala duwan oo dhinac walba taabanaya, waxaa ka mid ah:

Marka ugu horaysa barnaamijika maanta waxaan ku bilaabaynaa suaasha ah Soomaalidu ma Afrikaan baa mise waa Carab? waana dood furan, waxaa kaloo barnaamijka maanta uu kusaabsan yahay Qaraxyadii kamapala ka dhacay, Muxaadaro cinwaankeedu yahay Muhiimadda Towxiidka oo uu inoo soo diyaariyay Shiikh C/raxmaan Dabcasar, Qeyb aan idinla jeclaanay oo aan idinku boorinayno inaad ka daawataan Internetka, Filinka Gabar haloo doono qeyb ka mid ah oo aan idinka idiinku talo galnay, horayna aydaan u arag.

___

Ka daawo: WARGELIN.COM

Comments

comments

Category : Ciyaaraha [ Sports ], VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: